Wararka Kenya DHAGEYSO:Mooshin xilka qaadis ah oo laga gudbiyay barasaabka Wajeer By star - April 20, 2021 0 786 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha golaha hoose ee ismaamulka Wajeer Ibraahim Yaaquub ayaa sheegay in wakiillada dowlad deegaankaas ay maanta soo gudbiyeen mooshin ay ku doonayaan in xilka looga qaado barasaabka ismaamulkaas Maxamad Cabdi Maxamuud.