Maxamad Sh. Jaamac Nageeye oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday shacabka iyo siyaasiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho ku sugan in wadahadal lagu dhameeyo wax walba oo jira, lagana fogaado erayada xanafta leh ee dalkaasi Xasilooni darrada u horseedi kara