India oo billowday tallaalka ugu badan caalamka ee ka dhanka ah cudurka COVID-19

0
887

Dalka India ayaa billoway mid ka mid ah tallaalka ugu badan caalamka ee cudurka sidaha Coronavirus iyadoona uu u fafaayo si xawaare leh.
Dhimashada ka dhalatay cudurka ee caalamka ayaa kor u dhaaftay laba milyan oo qof.
Ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi oo shaqaalaha daryeelka caafimaadka kula hadlay qaab muuqaal ah ayaa sheegay in mudnaanta koowaad la siinaya kalkaaliyayaasha caafimaadka, dhakhaatiirta iyo dadka kale ee cudurka safafka hore ugu jira.