DHAGEYSO:Xildhibaanno ku baaqay inaan colaado laga hurin magaalada Muqdisho

0
481

Xildhibaan Ubax Tahliil oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya islamarkaana ka mid ah mudanayaashii golaha shacabka ee taageeray muddo kororsiga dowladda.
Waxaa ay ugu baaqday dhallinyarada, Ciidamada iyo wariyeyaasha Soomaaliyeed inaysan khaldin dad siyaasiyiin ah oo dano gaar ah leh islamarkaana aysan ku cayaarin mustaqbalkooda.
Xildhibaannada ayaa sidoo kale sheegtay in dadka reer Muqdisho iyo guud ahaan Soomaalida aysan Xilligaan diyaar u ahayn dagaal dhexdooda ah ayna garanayaan dhibaatooyinka dagaalada laga dhaxlo