DHAGEYSO:Maamulaha mid ka mid ah dugsiyada Dadaab oo ka hadlay natiijadii KCPE-da

0
708

Natijadii imtixaanka qaran ee fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe (KCPE) ee dhawaan la shaaciyay ayaa dugsiyada dhibcaha wanaagsan ka keenay xeryaha qaxootiga Dadaab waxaa kamid ah dugsiga Albushra oo ah iskuul si gaar ah loo leeyahay .
Maamulaha dugsiyada Al -bushra ee xerada qaxootiga ee Xagardheer Macallin Cabdiwali Xusseen ayaa ka war bixiyay dhibcaha ay heleen ardayda isagoo ku hormaray isbadalka natiijada guud ahaan ardayda dalka ay keenen sanadkii 2020-kii markii loo barbardhigo sanadkii 2019 wuxuna xusay inuu jiro hoos u dhac u sabab u noqday xanuunka COVID-19