Baarlamaanka Faransiiska oo dhinac iskaga dhigay hindise ku saabsan socdaalka

0
130

Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa lagu soo warramayaa inuu dhinac iskaga dhigay hindise sharciyeed uu soo saaray maamulka madaxweynaha dalkaasi Emmanuel Macron.
Hindisahan ayaa ku saabsan arrimaha socdaalka .