Suuqa caymiska ee Tanzania oo kordhay boqolkiiba 26

0
155

Warbixin la soo saaray ayaa lagu sheegay in sanadkii hore suuqa caymiska ee dalka Tanzania uu kordhay boqolkiiba 26.7
Waxaa tani lagu helay faa’iido dhaqaale oo ah 1.158 Triliyoon oo shilinka dalkaasi ah marka loo barbardhigo sanadkii ka sii horreeyay ee 2021-kii oo la diiwaangeliyay dhakhli dhan 911 bilyan oo shilin.
Warbixinta waxaa soo bandhigay guddoomiyaha waaxda caymiska ee Tanzania Baghayo Saqware.