Iiraan oo kordhinaysa macdanta uranium-ka

0
393

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in boqolkiiba 60 ay kordhin doonto macdanta Uranium-ka.
Tani ayaa imaanaysa iyada oo dhawaan lagu wado in caasimadda dalka Austria ee Vienna ay dib ugu billowdaan wada-hadallada ku saabsan heshiiskii hubka nukliyeerka ee ay xukuumadda Tehraan sanadkii 2015-kii la saxiixatay wadamada ugu awoodda badan caalamka.