Xubno ka Tirsan Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay siyaasadda dhallinyarada u soo xiray xildhibaano ka socday Maamul gobaleedyada dalkaasi.
Mas’uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa sheegay inay aad u muhiim u tahay in dhallinyarada ay door mug leh ku yeeshaan siyaasadda wadanka
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xildhibaano ka tirsan maamul goboleedyada Soomaaliya oo tababar loo xiray