DHAGEYSO:Roob doon laga iclaamiyay Mandera

0
720

Culimada ismaamulka Mandera ayaa maalinta Isniinta ee toddobaadkan taarikhduna tahay 5-ta bishaan iclaamiyay roob doon.
Waxaa bulshada ku nool ismaamulka Mandera iyo siyaasiyiinta loogu baaqay inay ka soo qeyb galaan Alla bariga roob doonka ah.

Dhanka kale kale Sheekh Warash ayaa bulshada u faahfaahiyay talooyiinka ay dhakhaatiirta soo jeediyeen si loo raaco xilliga Mandera lagu qabanayo roob doonka.