DHAGEYSO:Guddoomiyaha aqalka sare oo sheegay inuu ka qayb galaya shirka doorashooyinka

0
534

Guddoomiyaha aqalka sare ee soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa sheegay inuu diyaar u yahay ka qayb galka shirarka lagu doonayo in lagu dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee la xiriira arrimaha doorashooyinka