DHAGEYSO:Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya oo bogaadisay hay’adda faya-dhowrka

0
598

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa guul iyo hormar lagu talaabsaday ku tilmaamay Dhismaha Hay’adda Fayo Dhowrka Soomaaliyeed oo koontoroolaysa dhamaan Badeecadaha wadanka Soo gala iyo kuwa ka baxa