Xukuumadda Kuwait oo is casishay

0
2014

Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwait Sabaax al-Khaalid al-Sabaax ayaa amiir Sheekh Nawaf al-Axmed al-Sabaax, ku wargeliyay iscasilaadda golihiisa wasiirrada.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo uu muran ka dhexeya dowladda dalkaas iyo golaha xeer dejinta.
Ilaa iyo hadda ma cadda in Amiirka Kuwait uu oggolaan doono iscasilaadda wasiirrada iyo in kale.