Shir looga hadlayey horumarinta Beeralayda Soomaaliyeed ee mustaqbalka dhow ayaa lagu qabatey magalada Khartoum ee Caasimada dalka Sudan waxaana ka qayb Galay Masuuliyiin ka socotay Safaarada Soomaalida,Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan wax ka baratay iyo khuburo dhanka Beeraha ku Xeel dheer.
Dhamaan ka soo qaybgaleyaashii barnaamijkaan ayaana isla Qiray Muhiimada ay leeedahay in Wax la beerto oo laga faa’idaysta Tabaca Beeraha Soomaaliya maadaama dhul aad u baaxad weyn u uku wanaagsan yahay beerashada.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay Hormarinta Beeraha Soomaaliya oo Sudan lagu qabtay