DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay mid ka mid ah Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha

0
416

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ay ka wada hadleen sidii doorasho nabdoon oo daah furan ay dalka Soomaaliya uga dhici lahayd.
Musharax Jabriil oo ka mid Kulanka Ra’isulwasaaraha Waraahinta la hadlay ayaa sheegay inay Waajib tahay in dhamaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed qayb ka noqdaan sidii dalkaan ay uga dhici lahayd Doorasho Xor iyo Xalaal ah oo la isla Ogolyahay.