DHAGEYSO:Duqeyda Ijara oo u mahadceliyay xildhibaanka deegaankaasi

0
269

Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa ayaa soo dhaweeyay arrin uu dhawaan shaaciyay xildhibaanka baarlamaanka ku matalo Cabdi Cali Sheeqow oo ahayd inuu qarashaadka tacliinta ka bixin doono ardayda baranaya culuunta macallinimada.

Mudanaha ayaa dhawaan xusay inuunan jiri doonin arday ka soo jeedo Ijara oo dugsi looga soo eryo qarashaad laga doonaya oo uunan bixin awgeed.