Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu Baaqay Dhinacyada siyaasadeed ee Isku haya Doorashada dalka Soomaaliya inysan waddanka Fowda u horseedin sidoo kalena aysan kali ah eegin danahooda ee dadka Soomaaliyeed iyo dalkooda u turaan.
Golaha abwaaniinta Soomaaliyeed waxay uga digeen madaxda dowlada dhexe ee Soomaaliya kuwa Maamul goboleedyada iyo midowga Musharaxiinta inaysan wadanka Dhibaato u horseedin sidoo kalena aysan is aaminsiin inay kaligood dalka dad u yihiin.
Dhanka kale golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa sheegay baaqoodu Maanta uu ku saleysan yahay hadal hadii la dhageysan waayana bari uu noqon doono suugaan mahadha reebta.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Golaha abwaanda Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray doorashada Soomaaliya