Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa madaxa isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga u sheegay in xita haddii uu si joogto ah u sameeyo mudaaharaad isaga iyo hoggaamiyaha wadanka William Ruto aynan marnaba sameyn doonin salaan heshiis oo la mid ah tii sanadkii 2018-kii.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in mucaaradka loo oggolaanaya inay dibadbax sameyaan haddii aynan waxyeello gaarsiinayn dadweynaha iyo hantidooda.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Rigathi Gachagua: Xitaa haddii uu Raila si joogto ah u sameeyo mudaaharaad...