DHAGEYSO:Beledxaawo Nin 40 sano indho la’aan ahaa oo dib u helay aragiisa

0
983

Nin 40 sano indho la’aan ahaa ayaa aragiisa dib u helay ka dib qaliin loogu sameeyay isbitaalka Salaama ee degmada Beledxaawo.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray degmada Beledxaawo