Golaha barasaabyada oo kulan la qaatay deeq bixiyeyaasha

0
211

Waxaa kulan wada yeeshay mas’uuliyiinta golaha barasaabyada ismaamullada dalka ee CoG iyo deeq bixiyeyaasha Kenya ka caawiyo dhanka horumarka.
Kulanka ayuu ujeedkiisu ahaa xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeya labadan dhinac.
Sidoo kale waxay qiimeyn ku sameeyeen barnaamijyada iyo mashaariicda horumarineed ee laga fulinaya dowlad deegaannada wadanka.