Barasaabka Nairobi oo shaacin doono golihiisa wasiirrada

0
271

Guddoomiyaha ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa lagu wadaa inuu maanta soo bandhigo golihiisa wasiirrada.
Arrintan ayuu shaaca ka qaaday xilli uu saaka u warramay idaacadda Radio Citizen.
Waxaa uu sheegay in wakiillada golaha hoose ee Nairobi ay diyaar u yihiin inay turxaan bixiyaan mas’uuliyiinta uu soo magacaabi doono.