Madaxweynaha dalka oo maanta tagaya Kericho

0
310

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro ismaamulka Kericho.
Waxaa uu munaasabad mahadcelin ah uga qayb geli doonaa garoonka Kericho Green stadium.
Socdaalkan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee uu madaxweyne Ruto ku tago gobolka Rift Valley tan iyo intii la doortay.
Socdaalka hoggaamiyaha wadanka ayaa imaanaya iyadoo barasaabka Kericho Eric Mutai iyo ku xigeenkiisa Fred Kirui ay xalliyeen khilaaf soo kala dhex galay.
Kirui ayaa guddoomiye Mutai ku eedeyay inuu ka gaabiyay oofinta heshiis ay gaareen doorashadii ka hor oo ku saabsanaa qaabka loo qaybsanaya xilalka dowladda.