Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay in Dowladda dhexe ee Somaaliyeed dadaal walba ay muujisay si qof walba oo Muwaadin ah uu kaga qayb galo arrimaha doorashada ee hadda Socda Xukuumadduna ay ka go’aan tahay inay Doorashadaas wakhtigeeda ku qabato ayna noqoto mid lagu wada Qanacsan yahay.
Wasiirka ayaa sheegay in si dalka Soomaaliya uu hormar u gaaro ay waajib tahay in qofkasta uu ka qayb qaato hormarka wadanka iyo dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta DFS oo sheegay in qaar ka mid ah shakhsiyaadkii saxiixay...