DHAGEYSO:Ciidan tababar ku soo qaadanaya Turkiga oo laga sagootiyay Soomaaliya

0
663

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sagootiyay cutubyo ka tirsan ciidanka kumaandooska Gor-gor oo tababar u aaday dalka Turkiga.
Waxaa uu wasiirku ciidamada kula dardaarmay in ay soo qaataan tababar sarreeya si ay uga dhabeyaan difaaca qaranka soomaaliyeed.