Berri oo maalin fasax qaran ah

0
330

Waxaa dalkani Kenya berri looga dabbaal degi doonaa maalinta qaran ee dhaqanka ee Utamaduni Day.
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka ayaa sheegtay in berri kenyaanka ay haystaan fasax ay shaqooyinka uga nasanayaan.
Qoraal ay soo dhigtay barteeda rasmiga ee Twitter-ka ayay dadweynaha ku boorrisay inay u dabbaal degaan kala duwanaanshaha dhaqameed si loo xoojiyo midnimada , isdhexgalka qaran iyo horumarka dhaqaale.