Madaxweynaha dalka oo gaaray Itoobiya

0
476

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Waxaa uu qorshuhu yahay inuu galabta ka qayb galo munaasabad si rasmi ah lagu hirgelinaya qaybta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ee dalka Itoobiya.
Waxaa sidoo kale madashan lagu casuumay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmad.
Munaasabadda oo billaaban doonto abaare 4:30 galabnimo ayaa ka dhici doonto magaalada Addis Ababa.