Waxaa magaalada Wajeer laga daahfuray barnaamij carruurta guryaha ku sugan dib loogu celinayo iskuullada.
Arrintan ayaa waxaa ka hadlay madaxa u qaabilsan barnaamijyada hay’adda badbaadada carruurta ee Save the Children ee ismamaulka Wajeer Cabdullaahi Aadan.