Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo ka mid ah meelaha laga xusaya maalinka nabadda adduunka By star - September 21, 2022 0 335 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ismaamulka Mombasa ayaa ka mid ah meelaha maanta laga xusaya maalinka nabadgalyada adduunka oo sanadkasta la xuso 21-ka bisha sagaalaad. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/09/BOOTAAN.mp3