DHAGEYSO:Shirkadda guryaha ee Mi Vida iyo bangiga Gulf oo heshiis saxiixday

0
392

Bangiga Islaamiga ah ee Gulf African ayaa heshiis waafqasan shareecada Islaamka la saxiiday shirkadda guryaha ee Mi Vida Homes, taasi oo u suura galineysa macamiisha iyo dhamaan kuwa daneynaya inay guryaha iibsadaan.
Maxamad Cali Madoobe ayaa ka qayb galay xafladda warbixintan ayuu ka diyaariyay.