DHAGEYSO:Hooyo soomaaliyeed oo masayr dartiis canugeeda biyo ku dhex hilmaantay

0
598

Mid ka mid ah hooyooyinka ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa warbaahinta Star la wadaagtay dhibaatooyinka ay kala kulantay masayrka oo ay ka mid tahay inay soo martay xilli ay canugeeda ku dhex hilmaantay biyo ay doonaysay inay ugu qubeyso ilaa uu ka biyo dhargay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan Dadaab nooga soo diray.