DHAGEYSO:Mudanaha FAFI oo ka hadlay mashaariic laga sameynaya qaar ka mid ah deegaanada Garissa

0
643

Xildhibaanka laga soo doortay kursiga baarlamaanka ee FAFI ee ismaamulka Garissa Cabdikariin Cismaan ayaa xusay in mashruuca uu bangiga adduunka ku caawinaya dadka ku nool deegaannada FAFI, DADAAB iyo LAGDERA aynan xildhibaanada iyo sidoo kale hay’adda maxalliga ee FAIDA wax lug ah ku lahayn sida loo fulinaya barnaamijyada uu maal galinaya bangiga adduunka .