DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

0
273

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay waajib tahay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Waxaa uu shacabka ugu baaqay inay ka fogaadaan meelkasta oo Shabaab ku sugan yihiin, maadaama hadafka ugu wayn ee dowladdu u yahay la dagaalankooda iyo ciribtirkooda loona baahan yahay inaysan dadweynaha Soomaaliyeed waxyeelo ka soo gaarin dagaalka Shabaabka.