Waxaa lagu soo warramayaa in saaka uu bariga dalka Papua New Guinea ku dhuftay dhulgariir uu cabbirkiisu yahay 7.6.
Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya dhismooyin iyo waddooyin burburay .
Hasa ahaate ilaa iyo hadda lama xaqiijin cid ku dhimatay ama ku dhaawacantay musiibadan.