Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Roots Party Prof. George Wajackoyah ayaa u suurta galin in uu codkiisa ka dhiibto deegaanka Matungu ee ismaamulka Kakamega ka dib markii uu magaaciisa uu soo saari waayay diiwaanka dijitaalka ee KIEMS.
Sidoo kale ilaa iyo hadda majirto cid halkaasi codkeyda ka dhiibatay.
“Waxaan sugeynaa inaan aragno waxa dhaca, sida ay inoo sheegeen saraakiisha IEBC waxay na siin doonaan 11 saacadood oo kale oo aan ku codeyno, waxayna naga codsadeen in aan sabarno,” ayuu yiri Prof. George Wajackoyah xilli uu warbaahinta la hadlay