DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay wasiirrada cusub

0
479

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa aragtidooda ka dhiibtay golaha wasiirrada cusub ee shalay uu ku dhawaaqay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.
Shacabka qaarkood ayaa sheegay inay xukuumadda cusub wax badan ka filayaan loogana baahan yahay inay wax badan ka qabtaan mas’uuliyadda loo igmaday.