DHAGEYSO:Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya oo ka hadlay diidmada 50-ka doolar

0
551

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamad Cabdullaahi ayaa ka hadlay diidamada Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Muqdisho laga diidayay Lacagta 50-ka doolar.
Waxaa u sheegay in warar been abuur ah la faafiyay.
Xilli u waraysi gaar ah siiyahay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayuu sharaxaad ka bixiyay sababta ay Cuskadeen Xawaaladaha iyo bangiyada 50-ka doolar diiday iyo sidoo kale in warar been abuur ah laga faafiyay lacagtaas