DHAGEYSO:Martha Karua “Waxaan ku talinayaa in haddii Ruto uu naftiisa u cabsi qabo uu codsado in ilaalada loo kordhiyo”

0
527

Ku xigeenka musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya, Martha Karua ayaa William Ruto kula talisay in haddii uu naftiisa uu u cabsi qabo uu codsado in ilaalada loo kordhiyo.

Hadalkan ayaa ka jeedisay isku soo bax siyaasadeed uu isbeheysiga Azimio ku qabtay ismaamullada Uasin Gishu iyo Nandi