DHAGEYSO:3 carruur oo harraad ugu dhintay Gedo

0
609

Seddex carruur ah ayaa harraad ugu geeriyooday deegaanada miyiga fog ee hoos tago dagmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo Soomaaliya.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa wareystay mid ka mid ah dadka gurmadka fidinaya.