Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay Alle bari By star - July 26, 2022 0 429 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa dadka muslimiinta ah ku boorriyay inay Alle bari sameyaan si looga dul qaado saameynta abaarta daba dheeraatay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/Dubat-Cali-Camey-Garissa.mp3