DHAGEYSO:Bulshada soomaaliyeed oo loogu baaqay inay u gurmadaan ganacsatada suuq Mjinga

0
291

Culimada ismaamulka Wajeer ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsaday inay gurmad u fidiso ganacsatada dowlad deegaankaasi ee dhawaan ay hantidoodi ku gubatay dabkii saameeyay suuq Mjinga oo ku yaalla magaalada Wajeer.