Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadaab oo laga dareemayo ololaha siyaasadeed ee doorashada guud By star - July 10, 2022 0 282 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa deegaanka Dadaab si wayn looga dareemaya ololaha siyaasadeed ee ku aaddan doorashada guud ee 9-ka bisha Siddeedaad iyadoo madaxda ay sameynayaan kulamo kala duwan. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/Baaruud-Dadaab-1.mp3