DHAGEYSO:Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dhulka ay deggan yihiin barakacayaasha

0
437

Madaxweynaha maamulka goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland Axmad Maxamad Islaam (Axmad Madoobe) ayaa amar ka soo saaray Dhulalka ay deggan yihiin dadka ku barakacay gudaha dalka Soomaaliya ee ay saameeyeen abaarta ka jirta guud ahaan wadankaasi.

Waxaa uu dhanka kale ka hadlay xaaladda gobolka Gedo.