Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan oo shir jaraa’id qabtay, ayaa faahfaahin ka bixiyay kiiska wiil ku dhawaad 10 maalmood guri ugu xirnaa qoys sheegtay in uu lacag ka qaatay.
Dhacdadaasi ayuu nasiib darro ku tilmaamay, isagoo sheegay in dadkii ka dambeeyay dacwad lagu soo oogi doono.