Guddoomiyaha ururka horumarinta haweenka ee gobolka Waqooyi Bari Qureisha Maxamad Nuuriye ayaa ku baaqday in la caawiyo dadkii hantidoodi ku waayay suuqa wayn ee suuq Mugdi oo maalmo ka hor uu dab baabi’yay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha ururka horumarinta haweenka ee Waqooyi Bari oo ku baaqday in la...