Garsoorayaasha maxkamadda racfaanka oo isbuuca dambe la turxaan bixinaya

0
254

Guddiga adeegga garsoorka ee JSC ayaa la filayaa inuu toddobaadka soo socdo turxaan bixin sameeyo.
Waxaa su’aalo la weydiin doonaa ilaa 30 qof oo loo soo xushay inay ka mid noqdaan garsoorayaasha ka shaqeeya maxkamadda racfaanka ee dalka.
Turxaan bixinta ayaa horay dib u dhacday ka dib go’aan ka soo baxay maxkamadda sare.
30-ka qof ayaa laga soo xulan doonaa keliya 6 xaakin si loo magacaabo ka dibna loo howlgeliyo.