DHAGEYSO:Madaxda Soomaaliya oo loogu baaqay inaysan hilmaaminn dhallinyarada ku nool qaxootiga Dadaab

0
367

Aadan Ismaaciil Sanweyne oo ka mid ah hoggaanka dhallinyarada ee xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa madaxda cusub ee Soomaaliya ugu baaqay inaysan hilmaamin dhallinyarada ku nool xeryaha qaxootiga Kenya, islamarkaana laga qayb galiyo deeqaha wax barasho iyo fursadaha kale ee la siiyo dhallinyarada joogta wadanka Soomaaliya.