DHAGEYSO:Senatarka Nairobi: Aniga wax waa soo bartay shahaado heer jaamacadeedna waan haysta

0
421

Senatarka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja oo u tartamaya xilka barasaabnimo ee caasimadda wadanka ayaa bartilmaameedsi isaga ka dhan ah ku tilmaamay eedeynta loo jeediyay ee ah inuusan waxbarashadiisa jaamacadeed dhameysan.

Kiiska laga gudbiyay senetarka Nairobi ayaa looga soo horjeedaa sababta IEBC ay Sakaja ugu ansaxisay inuu u tartamo xilka guddoomiyaha ee caasimadda dalka in kastoo tuhun la geliyay shahaadadiisa waxbarasho