Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa isagoo ku sugan ismaamulka Busia ee gobolka galbeedka dalka sheegay in faa’iidooyin badan ay dalka ugu jiraan dhaqangelinta qorshaha sharci beddelka ee BBI
Raila ayaa sidoo kale dhaliilay siyaasadda madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ee ay xeeladdu u tahay tageeridda danyarta