DHAGEYSO:Waraabe dad ku dhaawacay magaalo ka tirsan waqooyiga Wajeer

0
561

Magaalada Buna oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka waqooyiga Wajeer ayaa waxaa uu Waraabe ku dhaawacay labo qof oo mid ka mid ah ay tahay haweeneey, sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye