DHAGEYSO:Dhibbane 4 sano la xanuunsan kansarka dhiigga oo bulshada codsi u dirtay

0
407

Haajira Muxummad waa hooyo muddo afar sano ah qabto nooca cudurka kansarka ee saameeya dhiigga waxayna ka soo jeedaa xeryaha qaxootiga Dadaab in kastoo ay ku sugan tahay Nairobi.
Istuudiyaha Idaacadda ee magaalada Nairobi ayay noogu timid iyadoo Mowlid Maxamad Shuuriye uga warrantay xaaladeeda caafimaad iyo caawimaadda ay bulshada uga baahan tahay.

Waxaa sidoo kale inoo warramay Axmad Ducaale Nuur oo ah wiilka ay dhashay hooyada xanuunsan.

Nambarka hooyada dhiiban lagala xiriiri karo waa 0792451047.